Jubbaland Oo Caddeysay Mowqifkeeda Ku Saabsan Sharciga Doorashooyinka Somaliya Ee La Ansixiyay

0
Friday May 03, 2019 - 16:53:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1099
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubbaland Oo Caddeysay Mowqifkeeda Ku Saabsan Sharciga Doorashooyinka Somaliya Ee La Ansixiyay

    Maamulka Jubbaland ayaa noqday dowlad goboleedkii saddexaad ee kasoo horjeesta sharciga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Jubbaland ayaa noqday dowlad goboleedkii saddexaad ee kasoo horjeesta sharciga
doorashooyinka oo khamiistii shalay aheyd ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya.



Horay waxaa uga horyimid, isla markaana sharcidarro ku tilmaamay ansixintaas maamulada Puntland iyo Galmudug, waxaana haatan kusoo biirey maamulka Jubbaland.





Loading...
Loading...