Dulmiga kalmada jacaylka lagu galo....W/Q Muuse Xaaji Cabaydh

0
Sunday February 14, 2021 - 16:30:54 in Articles by
  • Visits: 1171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dulmiga kalmada jacaylka lagu galo....W/Q Muuse Xaaji Cabaydh

    Dulmiga kalmada jacaylka lagu galo....W/Q Muuse Xaaji Cabaydh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dulmiga kalmada jacaylka lagu galo....W/Q Muuse Xaaji Cabaydh


Waxa la dejiyay Hudheel Xamar ah, kadib markii aad telephone looga sheekeeyay ee hadba luqad ruxda qalbigeeda loo saaray, waxa mobileka loogu so diray shilmaad ujeedo fog laga leeyahay.
May be an image of 1 person and food



Way jeclaysatay la joogiisa ama aragiisa, waxay lahayd shaqsigii nolosha kula wadaagi laha waa kan.

Kalmado xaqiiqada ka fog ayu qalbigeeda ku taabtaa xili walba,;goortuu arkay in hilibku bisilyahay ayuu ticket diyaarad uso diray.

Waa markii u horaysay ee Muqdisho ay aragto , cidna kama taqaan, waxayse jeclaysanysaa shaqsigii dhagaheeda ka buuxiyay waan ku jeclahay, hudheel ayaa la dejiyay waxana 7 casho la qabay qarashkeeda, 4 casho si wcaan baa telephone looga qabanayay, lagaamana habsaamayn,,3dii Danbe dhib badan bay kula kulntay shaqsigii ay soo aamintay.

Isagii ma ahan luqad kale ayu ku hadlayaa, waa kadib markii inanimadeedii ay wayday, sharafteedi ay lumisay,,ayay shaqsigii ay jaclayndna wayday.
Jacaylkaw ma adiga cadaw ah?

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...