Siyaasada Iyo Hanka.....W/Q Xamse Gaaxnuug

0
Sunday February 14, 2021 - 16:07:03 in Articles by
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasada Iyo Hanka.....W/Q Xamse Gaaxnuug

    Siyaasada Iyo Hanka.....W/Q Xamse Gaaxnuug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasada Iyo Hanka.....W/Q Xamse Gaaxnuug

Siyaasada casriga ah waxa lagu masaala sida inaad tahay qof dhiiqo ku dhex lugaynaaya, dhiiqaduna qaab u gaar ah oo loogu socdo ayay leeday taas oo ah qaab taxadir ah oo Far iyo Suul inad ku socoto cagtana saarto meel aad ka fiirsatay oo anad ku siibanayn.
May be an image of 5 people, including Ahmed Nour Guruje



Han-ka Siyaasiga ahna waxa lagu masalaa sida Shaxda ama Ciyaarta Chase-ta iyana waxa loo ciyaara siday iskugu beegmayso si aad u disho cadawgaaga una guulayso.

Dhiiqadu iskaga dhex soco maaha Chase-ta ama Shaxduna iska dhig dhig dhagxaanta maaha.
Sxkay Garyaqaan   Maanta go’aan-ka uu u qaaday Han-ki naftiisa xiligan maanta iyo xaaladana maanta wuu Asiibay waana Go’aan Geesinimo siyaasiya leh.

Balse halkan cod dheer waxan uga diraya ragi Garoonka ka soo shaqeeyay taladana laf dhabarta u ahaa inay Amaanteeda iyo dhaliisheedaba yeelan doonan Maalinta natiijada doorashada lagu dhawaaqo.

Waxana iga talo ah maanta ha shaqeeyaan si Xildhibaan-ku usoo baxo iyakuna ayna taladoodi u qoomamayn lana odhan idinka jabiyay ardaagi oo sahan xun u raray.

Dhalinyarta wax yara hibanaysana waxan talo usoo jeedin lahaa Ardaaga oo guuulaysta Xildhban-na soo saara ayaa Mustaqbal-kiina uga magac roon oo uga wacan inaad uga hadhaan maanta kulmiye aya la tegay kadibna ardaagu bilaa Xildhban noqdo.

Guul ayaan dhamaantin idin Rajaynayaa.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...