Maayirnimo Iyo Maasuuliyadi Kaa Dheer

0
Sunday February 14, 2021 - 08:21:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 647
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayirnimo Iyo Maasuuliyadi Kaa Dheer

    W/Q Saxafi Axmed Dahir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q Saxafi Axmed Dahir

Ninbaa Baa Haben Gudcur Ah Geed Kurtin Ah Oo Meel Ka Taagan  Horfadhiyey Oo Bahal Libaax Ah Moodayey Habeenkii Oo Dhan Buu Horfadhiyey Subaxii Buu Arkay Wuxuu Xalay Oo Dhan Libaaxa Moodayey Inuu Geed Kurtina Ahaa Markaasuu Yidhi:-



Kurtinow Ma Sidan Ku Moodayey Mise Sidad Noqotay Mise Waxaan Loo Noqon Doonin.


Sikasta Oo Qofku Isku Wanaajiyo Hadalo Macaana Bulshada Uu Ula Wadaago Dabeecadiisa Dhabta Ahi Ma Qarsoonto  Ku Baranay Walalow


Inaad  Saxafadii Duubka Kuu Xidhay Inaad Sidaa Ula Hadashaa Waa Abaalkayo.


W/Q Saxafi Axmed Dahir

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...