Afhayeenka Jaaliyada Somaliland ee Greater Manchester UK Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Suld Maxamed Cabdiqaadir

0
Saturday February 13, 2021 - 09:37:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka Jaaliyada Somaliland ee Greater Manchester UK Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Suld Maxamed Cabdiqaadir

    Innaa Lillaahi Wa Innaa iIlayhi Raajicuunانا لله وانا اليه راجعون

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lillaahi Wa Innaa iIlayhi Raajicuunانا لله وانا اليه راجعون



Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Greater Manchester UK, Mudane Xaaji Axmed Cali Dheere isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka Jaaliyada reer Somaliland ee Greater Manchester UK, wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Suldaankii Guud ee Salaadiinta Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi-Qadir Suldaan Cabdi-Laahi Suldaan Diiriye,

 

 Suldaan Maxamed oo Xaqii u yimid, Jimce 12-02-2021 wuxuu Ku geeriyooday Magaalada Hargeysa ee Caasimada Jamhuuriyada Somaliland, waxaanu illaahay uga baryeynaa inuu Naxariistii Jano Illaahay Ka waraabiyo, oo Illaahay Qoyskiisii, Ubadkiisii, Ehelkiisii, Salaadiinta Somaliland, Salaadiinta Soomaaliyeed Iyo Dhamaan Qaranka Jamhuuriyada Somaliland in uu Illaahay Samir iyo Iimaan Ka Wada siiyo, Aamiin.Inna Lillaahi Wa Inna iIlayhi Raajicuun.

Fuad Fartaag Afhayeenka Jaaliyada Somaliland ee Greater Manchester UK.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...