Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Tacsi Udiray Ehalkii Uu Ka Baxay Marxuum Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

0
Saturday February 13, 2021 - 09:25:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Tacsi Udiray Ehalkii Uu Ka Baxay Marxuum Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

    Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani  Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Qoyskii Oo Ka Baxay Chairman Of The Somaliland Community (Edmonton).  Suldaankii Guud Ee Somaliland Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdilaahi Oo Shaley Ku Geeriyooday Hargeisa Ee Somaliland.

 

Aniga Oo Ku Hadlaaya Magacayga Bashe Elmi Iyo Kan Guddida Iyo Ka Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee West Canada

 

 

Waxaan Illahay Uga Baryaynaa Inuu Marxuunka Janadii Ka Waraabiyo

 

Qoyskiisa ,Ehelkii Iyo Qarrabadii Iyo Dhamman Reer Somaliland Oo Dhan  Gaar Ahan Alberta-Somaliland Community.

 

INUU SAMIIR IYO IIMAAN KA SIIYO.

 

AAMIN, AAMIIN ,AAMIIN

 

GUDDOOMIYAHA WEST CANADA EE XISBIGA WADDANI

BASHE JAMA ELMI


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...