Suldaan Naasir Suldaan Cabdi Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

0
Saturday February 13, 2021 - 09:19:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 794
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Naasir Suldaan Cabdi Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

    Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Waxan halkan ka  tacsiyadaynaya  guud ahan umadda sland gar,ahana  bahda dhaqanka sland   iyo qoyski uu ka baxay  gar, ahana xaasaaski iyo caruurti uu ka baxay ama uu ka, geeriyoday 



SULDAN MAXMED SULDANCABDILQADIR oo hada ku geeriyoday magalada hargiesa waxanan illahay aan uga baryaya marxumka suldan mahmed sulcqadir in uu ilahay  qabriga uu uga yeelo xurfad janadi kamida su,ashana uu u  fududeyo, marti lajecelyahayna uu ka yeelo,kitabkisana midigta uu kasaro

Aamiin      aamiin  aamiin  amiin

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...