Waxan Ahey Murashax, Xildhibaan U Taagan Golaha Wakiilada Ee Soomaaliland.
Waxan ahey murashax u taagan, xildhibaan u taagan golaha wakiilada Soomaaliland.
Anigoo ku kalsoon shacabkeyga reer Somaliland, iney codkooda i siinayaan, ogna inaan u horseedayo wadada waxqabadka.
Isagoo umadda Soomaaliyeed ka codsaday inay u doortaan talada Dalka si uu ugu hogaamiyo wadada Horumarka.
Qof walba wuxuu leeyahay qaab-dhaqan uu ku xaliyo xaaladaha adag ee nolosha bulshada ama shacabka ee la dersa: waxan balan qaadaaya in aan xaliyo oo wajaho dhib iyo dheefba shacabkeyga i dooranaya, inaan la wadaago.
Prof. Mohamed Ahmed Farah Mataan (Jaafaa)
Ankara, Turkey.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!