Isbadalada Dunida 2021 ilaa 2029 Qaaradaha North America Iyo South America
Qaaradaha kala ah North America iyo South America wax sidaas ah iskama badalayaan oo sidooda ayay sii ahaan doonan dhinaca samaynta iyo kaalinta ay manta dunida kaga jiraan labadan qaaradood.
South America o ah qaarad aan sidaas u fiicnayn marka aynu barbar dhigno qaarada North America dhinaca dhaqaalaha iyo waliba dhinaca amniga waxay u bahantahay hogaamiyaal aad u han sareeya o kala dabasha duruufahaas dalalka dhaca qaarada south America.
North America o ah qaarada ay ku yaalan dalalka USA iyo Canada iyada hogaankoda inta badan aad bu u wacanyahay wallow ay jiraan dalal hagaas ah waxana dhisan dhaqalaha dalalkaas badankooda sido kale waxa ka jira xadaarado iyo aqoon aad iyo aad u dhisan.
USA o kale o ah dal ka tirsan qaarada North America waa dhaqalaha kowaad e dunida e manta iyo dalka dunida ugu samaynta badan dhinaca diplomaciyada iyo galaan galka dalkan ayaa ka dhigay qaarada north America qaarad samayn leh sido kale dalka Canada ayaa isna samayntisa leh o ah dal dadkisu aad u aqoon badanyihiin o ah dad yawgo dunida ugu aqoonta badan Hadii ay tahay jamacadha ku yaal tayadooda iyo heer dhisanka aqooned e dadka reer Canada.
Warbixino iyo cilmi baadhisyo dhawaan la sameeyay waxay tibaxayaan in China kaalinta hogaamined kala wareegayo Dalka USA Si lamida Asia ay ka samayn badanaso Qaarada Asia.
Mahadsanidiin Dhamantiin
TWITTER: H.E Mohamed Aden
Hassan
Email: [email protected]
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!