Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo u digtay siyaasiyiinta Soomaalida

0
Monday January 25, 2021 - 07:42:34 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1021
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo u digtay siyaasiyiinta Soomaalida

    Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo u digtay siyaasiyiinta Soomaalida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo u digtay siyaasiyiinta Soomaalida

Muqdisho(HWN):-Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday siyaasiyiinta Soomaalida inay wadajir uga heshiiyaan doorashada soo socota, ee weli uu muranka ka taagan yahay.
Donald Yamamoto


Safaaradda ayaa uga digtay siyaasiyiinta Soomaalida hannaan doorashooyin oo isgarab socda, ama doorashooyin hal dhinac ah. Safaaraddu waxay sidoo kale ka digtay gacan ka hadal.

Safaaradda ayaa sheegtay inay kulamo kala duwan la yeelatay qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha siyaasadda oo ay ka mid yihiin Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Khayre, Madaxweynayaahsii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shekeh Aadan iyo siyaasiyiin kale.

Dawladda federaalka, maamul goboleedyada qaarkood iyo musharrixiinta mucaaradka ayaa isku khilaafsan guddiyada doorashada federaalka, kan Somaliland iyo weliba sida doorashadu uga dhacayso gobolka Gedo.

Xigasho:-VOA-Somali

Loading...
Loading...