Safiirkii hore ee Soomaaliya ee Washington oo geeriyooday

0
Wednesday January 20, 2021 - 08:46:47 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirkii hore ee Soomaaliya ee Washington oo geeriyooday

    Cabdikariin Cali Cumar ayaa waxaa uu ahaa Safiirkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdikariin Cali Cumar ayaa waxaa uu ahaa Safiirkii




Allaah ha u naxariistee waxaa Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Safiirkii horey ee Soomaaliay u fadhiyey dalka Mareykanka Cabdikariin Cali Cumar.

 

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa la sheegay in Marxuum Cabdikariin uu ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla Magaalada Columbus, isagoo la xaqiijiyay in xanuunkii haayay uu xalay u geeriyooday.

Cabdikariin Cali Cumar ayaa waxaa uu ahaa Safiirkii ugu dambeeyay ee dawladdii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre u fadhiyay dalka Mareykanka, wuxuuna kamid ahaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas kunool.

 

Marxuum Cabdikariin ayaa ahaa hadda ahaa Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee 2021, isla markaana waxaa uu kamid ahaa dadka diblumaasiyadda Soomaaliya aqoonta iyo xirfadda dheer u lahaa.


Loading...
Loading...