Damac Iyo Aduunkaan Dagaalkood Dhamaanayn

0
Tuesday January 19, 2021 - 09:18:14 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Damac Iyo Aduunkaan Dagaalkood Dhamaanayn

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISIMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

DUNIDA RUUXA NOOL BAAN,DAMACII DHAMAANINE,

DACAR BAAD MAR LEEFTA,KOLA MALABKA DOCAAN,

DOORBA WAA MID MUUDSO,LAMA DIIDO WAAYAHA,

DOQON BAYNU MOODNA,DADKA QAAR U HAYSTAAN,

DOORSE SAMIRKU,WEEYE,DADAALKASE TOOLMOON,

DEGEGAYNU JECELNAHAY,DIBU DHIGIDA MA OGOLIN,

DIBAYAAD U HIBANINE,DURUUS QAADO KUGU FILAN,

BISIMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

DACWADAHA GUDBINAYSAN,INTA AANAD DIRIN HUBI,

DEELQAAFYAANU KAA TEGIN,DIBAAD UGA SHALAYDA,

DEBNA INTANU DHAAFIN,DAHAB HADALKU WEEYAAN,

CARABKAGO DALAB IYO,DUULDUUL LEH LAGA WACAN.

DABCIGII WANAAGSANI,DIINTUU QAYB KU LEEYAHAYE.

DULQAAD BAAN KU WAAYO,DAGAAL BAAN KU HELAYA,

DOOD WEEYE KALA DHIMAN,DUNIDUNA U BADAN TAHAY,

DAWLADAHAN AGTAADUBA KUUGU FILAN DURUUS IDIL .

                            ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...