Goodir Family Oo Tacsi Udiraya Ehelkii Ay Ka Baxday Mumina Sa'eed Warsame Oo Ku Geeriyootay UK

0
Tuesday January 19, 2021 - 08:57:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 759
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goodir Family Oo Tacsi Udiraya Ehelkii Ay Ka Baxday Mumina Sa'eed Warsame Oo Ku Geeriyootay UK

    INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Waxaa maanta ku geeriyootay wadanka  Uk magaalada london Mama leyla Oo walaasheed Mumina Sa’eed Warsame ku geeriyootay wadanka Uk magaalada london..

 

dadkan hoos ku qoran waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan geerididii naxdinta lahayd ee ku timi alla ha u naxariistee  Mumina Saeed Warsame ku geeriyootay wadanka Uk magaalada london.

 

 

Mohamoud ahmed Aden Goodir & Xaaskiisa Shadiya Mohamed Abokor

 

Nasser Said Al-habsi & Xaaskiisa Fardus Ahmed Aden Goodir & Caruurteeda,

 

Yusuh Ahmed Aden Goodir & wiilkiisa Guleed

 

Nasra Ahmed Aden Goodir & Caruurteeda

 

Nasir ahmed aden Goodir & xaaskiisa Yasmin Ali iyo caruurtiisa

 

Abdirahman Ahmed aden Goodir & xaaskiisa Barwaaqo

 

Cabdiqadir ahmed aden Goodir & Xaskiisa Ruqiya Cumar caamir

 

Mahad Ahmed aden Goodir

 

Muniir Ahmed Aden Goodir

 

Nasim Ahmed aden goodir

 

Anisa ahmed aden Goodir & caruurteeda

 

said mohamed Aden goodir iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.

 

Mohmoud Mohamed Aden goodir iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.

 

faysa mahamed Aden Goodir & caruurteeda

 

Amina Mohamed Aden Goodir & Caruurteeda

 

Muse Abdi Goodir iyo xaaskiisa& caruurtiisa

 

Marayan Abdi Goodir & Caruurteeda

 

Awil Abdi goodir & Xaasikiisa Fadumo Said Dhunkal.

 

Mohamoud Abdilahi Ismail Bidhan iyo xaaskiisa

 

Ismail Abdilahi ismail Bidhan iyo xaaskiisa

 

Said Abdilahi Ismail Bidhan

 

Fahad Caydaruus Ali iyo xaaskiisa

 

Fadhi Caydaruus Ali iyo xaaskiisa

 

Hodan Caydaruus Ali

 

Hibo Caydaruus Ali

 

Saynab Cumar Xirsi & caruurteeda

 

Cadar Abokor

 

Dhamaan Dadkani OO dhami Waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Mama leyla Oo walaasheed Mumina Saeed Warsame  oo ay walaalo ahaayeen Moma layla oo wada ka UAE Dagan. Marxuumada Mumina Saeed Warsame  Oo Ku geeriyootay Magaalada London  ee dalka UK waxaanu Alle ka baryayaan inuu marxuumada ku negeeyo Janatal Fardousa  samir iyo iimaana ka siiyo qaraabidii iyo qoyskii iyo eheladii ay  ka tagtayna samir iyo imaan ilahay inaga siiyo dhamaanteen.

 

 

Aaaammmmiiiiin  Aaaammmmiiiiin   Aaaammmmiiiiin      Aaaammmmiiiiin


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...