Deg Deg Afar wariye oo ka tirsan warbaahinta Gobolka Awdal Oo Laxiray

0
Saturday January 16, 2021 - 12:25:53 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1571
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Afar wariye oo ka tirsan warbaahinta Gobolka Awdal Oo Laxiray

    Warbaahinta Gobolka Awdal ayaa maalmihii u dambeeyay qoraysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta Gobolka Awdal ayaa maalmihii u dambeeyay qoraysay

Image may contain: 5 people, people standing


Afar wariye oo ka tirsan warbaahinta Gobolka Awdal ayaa saaka xabsiga loo taxaabey. Wararka Boorama laga helayo ayaa sheegaya in xadhiga suxufiyiintan uu amray Maayirka magaaladaasi.


Warbaahinta Gobolka Awdal ayaa maalmihii u dambeeyay qoraysay in Maayirka Boorama uu u baxsaday dhanka Dalka Jabuuti, wallow uu maayirku beeniyay warkaasi.

Loading...
Loading...