Qaramada Midoobay Oo Xil U Magacaawday Sarkaal Ka Shaqeeyay Soomaaliya

0
Saturday January 16, 2021 - 10:22:20 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Xil U Magacaawday Sarkaal Ka Shaqeeyay Soomaaliya

    Bilowgii 2019 ayaa dowladda Soomaaliya dalka ka cayrisay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bilowgii 2019 ayaa dowladda Soomaaliya dalka ka cayrisay,





Qaramada Midoobey ayaa Mr. Nicholas Haysom oo mar soo noqday Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya u magacowday Wakiilkooda Gaarka ah ee Suudaanta Koonfureed.



 

Bilowgii 2019 ayaa dowladda Soomaaliya dalka ka cayrisay, Mr. Nicholas Haysom, xilligaasi oo ay ku eedaysay faragelin arrimaha-gudaha ah.


 

 

Nicholas Haysom ayaa hadda wixii ka dambeeya waxaa uu ka howlgeli doonaa dalka Suudaanta Koonfureed oo kamid dalalka Afrika oo muddo badan ay dagaalo ka dhacayeen.

Loading...
Loading...