Ha dhowran Xudur illaa ay xaraarug gaarto.
Waxaan ugu baaqayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar
Sannadka 2021 in Gobolka Bakool uu halis ugu jiro cunta la’aan ay sababtay go’doominta Al shabaab iyo xaalufinta ayaxa uu ku hayo beeraha Bakool waa mid aad looga naxo, mudanna gurmad deg deg ah.
Waxaan ugu baaqayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed in gurmad deg deg ah lala gaaro walaallaheen Bakool.
Sidookalena D.G. Koonfur Galbeed iyo Dowladda Federaalka ay la yimaadaan qorshe amni ee lagu sugayo wadada isku xirta Baydhabo iyo Xudur, si ganacsatada dib ugu bilaabaan ganacsigii ay argagixisada Al shabaab ka xanibeen dhawaanahan.
Loading...
Loading...