"Hogaamiye Dawladnimadu Waa Hu Iyo Hadh Dadka Wada Gaadhee Xaafada Soo Dhaafi"..Xoghaye Sacad Balaki.

0
Tuesday January 12, 2021 - 13:46:28 in News by
  • Visits: 1237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Hogaamiye Dawladnimadu Waa Hu Iyo Hadh Dadka Wada Gaadhee Xaafada Soo Dhaafi"..Xoghaye Sacad Balaki.

    "Hogaamiye Dawladnimadu Waa Hu Iyo Hadh Dadka Wada Gaadhee Xaafada Soo Dhaafi"..Xoghaye Sacad Balaki.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Hogaamiye Dawladnimadu Waa Hu Iyo Hadh Dadka Wada Gaadhee Xaafada Soo Dhaafi"..Xoghaye Sacad Balaki.


Hargeysa(HWN):-xoghaye ku xigeenka amniga ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Sacad Cali Kaahin(Balaki) ayaa ka hadlay dheeliga saami qaybsiga ee ilaa hada ka muuqda xukuumada Muuse Biixi.

Safarkii Aad Jabuuti Ku Tagtay Iyo Ujeedadiisii Ka Waran Hanala Meeraysane Madaxweyne


Xoghaye Sacad Balaaki ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu kaga hadlay sida uu Muuse Biixi ugu taxay beeshiisa kuraastii ugu miisaanka cuslaa ee xukuumadiisa, waxaanu qoraalkiisu u dhignaa sidan:-


Dawladnimadu waa Hu, iyo Hadh dadka wada gaadha, balse maaha hanti iyo hayn haybadeeda haybnimo laguma koobo, tusaale bal eeg xukumada Md Muuse Biixi, madaxweyne, janankii ciidanka, gudoomiyihii maxkamada sare iyo wasiirkii maaliyada, waxaad moodaa caruur bacadle lagu sii daayey oo leh shaadh waliba aniga uu igu wacan yahay iyo aniga ayuu I leeg yahay, hogaamiye dawladnimada xaafada dhaafi.” Ayuu qoraalkiisa ku yidhi xoghaye Sacad Cali Kaahin(Balaaki).

Loading...
Loading...