Iskuullada Kenya oo maanta dib loo furaayo

0
Tuesday January 05, 2021 - 06:17:36 in News by A. Asbaro
  • Visits: 783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iskuullada Kenya oo maanta dib loo furaayo

    NAIROBI(HWN):-Qeybtii ugu dabaysay ee dugsiyada waxbarashada dalka Kenya ayaa maanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

NAIROBI(HWN):-Qeybtii ugu dabaysay ee dugsiyada waxbarashada dalka Kenya ayaa maanta

NAIROBI(HWN):-Qeybtii ugu dabaysay ee dugsiyada waxbarashada dalka Kenya ayaa maanta dib loo furay, kadib markii sagaalkii bil ee lasoo dhaafay ay u xirnaayeen dhibaatada cudurka Coronavirus.
Kenya School


Arrintaan ayaa ka dhigaysay in guud ahaan xarumaha waxbarashada ee dalka Kenya ay hadda si rasmi ah u wada furan yihiin.

12-kii bishii October ee sanadkii hore ayay ahayd markii ay dowladda Kenya ay dib u furtay qeyb ka mid ah dugsiyada waxbarashada dalkeeda. Iskuulada iyo goobaha waxbarashada ee Soomaalida ayaa sidoo kale qeyb ka ah dugsiyadda dib loo furay.

Cabdiraxman Aadan Cadaani oo kamid ah masuulyiinta waxbarashada ee xaafadda Islii ayaa waxaa uu sida ay sanadkan waxbarashada ay ku bilaabatay waxaa uu uga warramay Khadar Maxamuud Xareed.

Loading...
Loading...