Dawlada Ingiriiska Oo Safiir Cusub U Soo Magacawday Soomaaliya

0
Monday January 04, 2021 - 22:50:07 in News by
  • Visits: 2121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Ingiriiska Oo Safiir Cusub U Soo Magacawday Soomaaliya

    Dawlada Ingiriiska Oo Safiir U Soo Magacawday Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Ingiriiska Oo Safiir U Soo Magacawday Soomaaliya


Dowladda Britain ayaa badashay safiirkeedii Soomaaliya Amb, Ben Fender iyadoo soo magacaawday safiir cusub oo noqoneysa haweeney lagu magacaabo Kate Foster.



Safiirkan cusub Kate Foster ayaa lagu waddaa in ay si rasmi ah xafiiska ula wareegto bisha Febraayo ee sanadkan.


Amb, Ben Fender waxaa ay Soomaaliya u soo magacaawday 30-kii Bishii Janaayo ee sanadkii 2019-kii, waxaana Soomaaliya uu ka Shaqeeynayay ku dhawaad labo sannadood.


Dowladda Britain ayaa safiirkeedan cusub waxaa ay noqoneysaa haweeneydii labaad oo safiir uga noqonta Soomaaliya laga soo bilaabo tan iyo 2012.


Baritan waxaa ay ka mid tahay dowladda taageerra Soomaaliya saameynta weynna ku leh siyaasadda dalka.

Kate Foster - Workin' Moms Characters - ShareTV

Loading...
Loading...