War Deg Deg Ah:-Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Dhexe Ee Hargeysa Ku Hubsaday Qaar Ka Mid Ah Darawalada Tagaasida Vits.

0
Monday January 04, 2021 - 18:57:37 in News by
  • Visits: 2006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Dhexe Ee Hargeysa Ku Hubsaday Qaar Ka Mid Ah Darawalada Tagaasida Vits.

    War Deg Deg Ah:-Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Dhexe Ee Hargeysa Ku Hubsaday Qaar Ka Mid Ah Darawalada Tagaasida Vits.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Dhexe Ee Hargeysa Ku Hubsaday Qaar Ka Mid Ah Darawalada Tagaasida Vits.


Hargeysa(HWN):-Ciidamada amaanka somaliland ayaa xabsiga ku hubsaday qaar ka mid ah darawalada gaadiidka tagaasida ah ee loo yaqaano Vits.

Image may contain: one or more people and outdoor


Wararka ayaa sheegaya in ciidamada amaanku ay qabteen 8 ka mid ah darawalada gaadiidka yaryar ee loo yaqaano Vits kuwaas oo cabasho ka muujinayey shirkada Dhaweeye oo suuqooda cidhiidhi ku haysa.


Sidoo kale warka ayaa sheegaya in darawalada gaadiidka yaryar ee Vits gaar ahaana kuwa aan laga diwaangelin shirkada Dhaweeye ay cabasho balaadhan ka qabaan suuqoodii ay cidhiidhi gelisay shirkadaasi isla markaana ay si madax banaan u shaqaysan kari waayeen, kuwaas oo maalmihii ugu dambeeyeyna cabasho la tagayey xafiiska shirkadaasi ku leedahay Hargeysa.


Darawalada gaadiidka Vits ee la xidhay oo tiradoodu gaadhayso 8 ayey ciidamada amaanku ku hubsadeen xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa kaas oo ay ilaa hada ku xidhan yihiin.


Loading...
Loading...