Tirada Dad Ay Booliska Qatar U Xidheen Jabinta Amaro Lagaga Hortagayo Faafitaanka Fayraska Corona

0
Sunday January 03, 2021 - 08:51:37 in News by
  • Visits: 993
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tirada Dad Ay Booliska Qatar U Xidheen Jabinta Amaro Lagaga Hortagayo Faafitaanka Fayraska Corona

    Tirada Dad Ay Booliska Qatar U Xidheen Jabinta Amaro Lagaga Hortagayo Faafitaanka Fayraska Corona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tirada Dad Ay Booliska Qatar U Xidheen Jabinta Amaro Lagaga Hortagayo Faafitaanka Fayraska Corona

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa Sabtidii sheegtay in booliisku u gudbiyay dacwad oogista guud 155 qof oo aan xirneyn masks ama maskaraha loogu tala galay in in lagaga gaashaanta faafinta xanuunka Coronavirus.


Booliska Qatar ayaa mashquul ku jiray todobaadyo yar tan iyo markii ay kordhiyeen howlgalada ka dhanka ah dadka iska indha tiraya badbaadada wadanka si looga hortago faafitaanka cudurka coronavirus sida ay ku waramayso wakaalada wararka Tribune ee wadanka Qatar

Toddobaadyadii la soo dhaafay, booliisku wuxuu u gudbiyay Xeer-ilaalinta Guud boqolaal dad ah oo aan afsaab xindhayn (masks) kuwaso u soo baxay meelaha ay ku badan yihiin bulshadu Sida ku xusan go'aanka Golaha Wasiirrada, oo laga soo qaatay Sharciga lambar 17 ee 1990 ee ku saabsan cudurrada faafa iyo tallaabooyinka ka hortagga, dadka aan xirneyn afsaabka( mask) ee guryahooda banaanka ka jooga waxay la kulmi karaan ciqaab illaa saddex sano oo xarig ah / ama laba boqol oo kun oo riyalka qadar ah QR200,000 oo ganaaxa.
Image may contain: ‎car and outdoor, ‎text that says '‎POLICE الشرطة 28136‎'‎‎


Loading...
Loading...