Baarlamaanka Puntland oo 8 xildhibaan Uga Qaaday Xasaanadii Eedaymo La Yaab Leh

0
Thursday December 03, 2020 - 13:01:31 in News by
  • Visits: 1431
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Puntland oo 8 xildhibaan Uga Qaaday Xasaanadii Eedaymo La Yaab Leh

    Baarlamaanka Puntland oo 8 xildhibaan Uga Qaaday Xasaanadii Eedaymo La Yaab Leh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Puntland oo 8 xildhibaan Uga Qaaday Xasaanadii Eedaymo La Yaab Leh


Garoowe(HWN):-Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa xilkii xildhibaanimo ka qaaday  8 mudane oo mucaarid ku ahaa Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdirashiid Yuusuf. 


fadhi ay yeesheen xildhibaanada maamulka Puntland ayey ugu codeeyeen xasaanad ka qaadida sideedan xildhibaan, waxaana ogolaaday 35 mudane kuwaas oo aqbalay eryida xildhibaanadan.



Xildhibaannada xilka laga qaaday ayaa kala ah:

1.Xildhinaan Cabdijamal Cismaan


2.Xildhibaan Cabdiqani surato


3.Xildhibaan Muuse Jajabsay


4.Xildhibaan Baduugaaye


5.Xildhibaan Maxamuud Maxamed Barre


6.Xildhibaan Saleeban Faarax.


7.Xildhibaan Cabdiraxman Dhoore.


8.Xildhibaan Maxamud Axmed Caalim.

Image may contain: 9 people, text that says 'Mohamed Sath'
Loading...
Loading...