Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo kormeeray goobaha Diwaangelinta Balligubadle iyo Sallaxley

0
Wednesday December 02, 2020 - 14:45:44 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1376
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo kormeeray goobaha Diwaangelinta Balligubadle iyo Sallaxley

    Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo kormeeray goobaha Diwaangelinta Balligubadle iyo Sallaxley

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo kormeeray goobaha Diwaangelinta Balligubadle iyo Sallaxley

Hargeisa(HWN):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta kormeeray goobaha diiwaan-gelinta codbixiyeyaashu ka socoto ee Magaalooyinka Balligubadle, Sallaxley iyo deegaannada hoos taga.



Guddoomiyaha ayaa u kuur galay sida ay u socoto diwaangelinta codbixiyeyaashu waxaanu bulshada ku boorriyay in ay qaataan kaadhka si ay u gudan karaan xaqooda doorashada.

Guddoomiyaha ayaa maalmihii u dambeeyay ku guda jiray kormeer indho indhayna oo ku aaddan habsami u socodka diwaangelinta codbixiyeyaasha.

Loading...
Loading...