Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Dadka Ku boorinaya QaadashadaKaadhka cod Bixiyayaasha

0
Wednesday December 02, 2020 - 10:17:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 752
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Dadka Ku boorinaya QaadashadaKaadhka cod Bixiyayaasha

    W/Q: Xamse Riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Xamse Riiraash
Jamhuuriyada curdinka ee somaliland waa dal tashaday,oo isku filnaaday ilaashadayna nabad galiyadiisa kuna dadaalay qiyimka dawladnimadiisa.



Waa dal ay ka hirgashay nidaam dimuqraadiyadeed iyo tartano doorooshooyin,wa dal dhaqaalo ahaan kobcaya ganasi ahaan wax fara badani ka socdo kuwaas oo daweynuhuna ay leeyihiiin.


Waa dal ifafaalo badani ka muuqdo madaxweynaha  haatan jooganaa waa nin ku yimi tartan xorra iyo cod dadweynu waana muwaadin dalkiisa jecel.


Hadda waxa socda diiwaaan galinta meelaha qaarkood kuwaas oo saddexdeena xisbi  ay isku af garteen oo ay kala hoggaaminayaan dr cirro madaxweyne muuse iyo eng faysal.


Haddaba si loo doorto gollayaal deegaan iyo barlamaan  cusub oo wax badan qabta waa in aad loogi dadaalaa qaadashada kaadhka cod bixiyaasha.


Taasi  oo qofkastoo muwaaadiinii xaq uu u leeyahay waa in wacyi galinta labadiyaa kaadhadhkana lagu dadaalaa qadaadshadiisa.


Guul gollayaasha deegaan iyo barlamaanka danbana llaga baaran dagaa si ay u noqdaam dad wqz badan qabta waa in la hellaa rag  sida cabdikariin ahmed moogo oo kale guul somaliland meel kasta iyo mar kasta.


Xamse Riiraash
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...