Dhalinyarta Kooxaha Kubadda Ee Garoonka Sayladda Ee Hargeysa Oo Taageero u Muujiyey Murashax Siciid Cudhay

0
Tuesday December 01, 2020 - 10:57:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1007
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyarta Kooxaha Kubadda Ee Garoonka Sayladda Ee Hargeysa Oo Taageero u Muujiyey Murashax Siciid Cudhay

    Dhalinyaro taageeray Xildhibaa Siciid Cudhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhalinyaro taageeray Xildhibaa Siciid Cudhay

Murashax Siciid Cabdisamad Axmed (Siciid Cudhay) oo ka mida Xubnaha ilaa haatan ugu cadcad raga shaaciyey inay Degmada Hargeysa uga sharaxan yihiin Doorashadda golayaasha Deegaanada ee horaanta sannadka 2021 ka dalka ka qabsoomi doonta' ayaa taageero ay Xildhibaan Siciid Cudhay ay u muujiyeen qaarka mida dhalinyarta Kubadda Cagta ee Garoonka Sayladda ee Hargeysa ka dhisan.



 dhalinyarta Kubadda Cagta ee Garoonka Xaafadda Sayladda ee Hargeysa ka dhisan' ayaa shalay Garoonka Sayladda ee Hargeysa ku soo bandhigay Taageero buuxda inay la  garab taagan yihiin  Murashaxa iyaga oo sido kale garoonkaasi Kooxdaasi Ciyaartooga ee Dhalinyarada ahi halka si  ficila ugu soo bandhigay Maaliyado ama Garamaan Kooxdu Ku ciyaarayso oo ay ku muujiyeen Magaca iyo Sawiraanta Murashax Siciid Cabdisamad Iyo waliba Sawir Istiikar wayn oo Murashaxaasi Ku xardhan yahay.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...