War Deg deg Ah : Ciyaaryahankii Caanka Ahaa Diego Maradona Oo Geeriyooday

0
Wednesday November 25, 2020 - 22:06:56 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1168
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg deg Ah : Ciyaaryahankii Caanka Ahaa Diego Maradona Oo Geeriyooday

    "Intii uu xirfadda ku jiray waxaa uu sidoo kale u dheelay kooxaha Barcelona iyo Napoli."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Intii uu xirfadda ku jiray waxaa uu sidoo kale u dheelay kooxaha Barcelona iyo Napoli."

Ciyaartooygii caanka ahaa ee reer Argentin Diego Maradona ayaa geeriyooday isaga oo ay da'diisu tahay 60 jir.

 

Diego oo dalkiisa Argentina ugu ciyaari jiray dhanka weerarka ahaana maamulaha kooxda qaranka ayaa waxa lagu guuleystay bishan November qalliin dhanka maskaxda looga sameeyay.

 

Waxaa uu ahaa mid ka mid ah ciyaartooyda ugu wanaagsan ee caalamka soo marta sanadihii sideetameyadii.

 

Maradona waxaa uu ahaa Kabtanka kooxda qaranka markii sanaddii 1986 koobka aduunka uu ku guuleystay dalkiisa Argentin.

 

Waxaa xilligaa shaqsi ahaan lagu tilmaamay in uu gacan wayn ka geystay guusha uu dalkiisa gaaray.

 

Intii uu xirfadda ku jiray waxaa uu sidoo kale u dheelay kooxaha Barcelona iyo Napoli.

 

BBC


Loading...
Loading...