Ujeedada Wafti Wasiirro Ah Oo Ku Sugan gobolka SOOL

0
Wednesday November 25, 2020 - 19:53:10 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Wafti Wasiirro Ah Oo Ku Sugan gobolka SOOL

    Hargeisa(HWN):-Wefti wasiirro ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa safar shaqo ugu baxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(HWN):-Wefti wasiirro ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa safar shaqo ugu baxay

Hargeisa(HWN):-Wefti wasiirro ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa safar shaqo ugu baxay gobolka Sool.

Weftigaasi ayay u jeedada socdaalku la xidhidhay furitaanka iyo dhammaystirka Nabadaynta beelaha Adhi-Caddeeye.



Weftigan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo khayraadka Badda Siciid Sulub ayaa waxaa ku weheliya, wasiirrada Caddaallada, Dastuurka iyo xidhiidhka gole-yaasha iyo Beeraha xubno kele.

Waxaanna Weftigaasi magaaladda Laascaanood ku soo dhaweeyay maamulka gobolka Sool, ka degmadda Laascaanood iyo madax-dhaqameed kala duwan.
No description available.

Weftigan wasiirrada ah ayaa kulamo la qaatay madax dhaqameedka gobolka Sool, kuwaasoo ay ka wada hadleen sidii loo dhammaystiri lahaa Nabadayntii beelaha Adhi-cadeeye.

Si kastaba ha ahaatee, Weftigan wasiirrada ah ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda ku sugnaan doonnaan magaalada Laascaanood iyo deegaannada hoos yimaadda, waxaannay kulamo la qaaddan doonnaan Odayaasha labadda dhinac ee Nabadayntii Adhi-caddeeye.

Loading...
Loading...