"Aniga Oo Ku Hadlaya Afka Habaryoonis, Waxaan Kaa Codsanayaa Inaad Degmo Siiso Beesha Habarjeclo" Dr. Gaboose Oo La Hadlay Mustafe Cagjar

0
Wednesday November 25, 2020 - 14:08:08 in News by
  • Visits: 3397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    "Aniga Oo Ku Hadlaya Afka Habaryoonis, Waxaan Kaa Codsanayaa Inaad Degmo Siiso Beesha Habarjeclo" Dr. Gaboose Oo La Hadlay Mustafe Cagjar

    "Aniga Oo Ku Hadlaya Afka Habaryoonis, Waxaan Kaa Codsanayaa Inaad Degmo Siiso Beesha Habarjeclo" Dr. Gaboose Oo La Hadlay Mustafe Cagjar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Aniga Oo Ku Hadlaya Afka Habaryoonis, Waxaan Kaa Codsanayaa Inaad Degmo Siiso Beesha Habarjeclo" Dr. Gaboose Oo La Hadlay Mustafe Cagjar


Hargeysa(HWN):-Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa u soo jeediyey Madaxweynaha Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya inuu Degmo siiyo Beesha Bariga Burco ee degan guddaha Itoobiya iyo deegaannada ku teedsan Xadka.

Dr Gaboose oo ka jawaabayay eedeynta... - Suxufi abdi Germany | Facebook


Dr. Gaboose oo ka hadlayey Magaalada Gaashaamo oo lagu soo dhaweeyey Madaxweyne Mustafe Cagjar, ayaa sheegay in isfaham iyo midnimo ay horseedi doono degmadaasi haddii uu magacaabo, waxaa u yidhi "Aniga oo nin Habaryoonis ahi, kula ma hadlayo, waxa kula hadlaya anigoo ah nin Habarjecelo ah, Mudane Madaxweyne in aad berri dhaafin Baalli dhaye, oo aad qadada ku yeelato, ayaan ka codsanayaa, is fahanka iyo midnimada ayey soo dhawaynaysaa. Dhinaca kale haddii aan magac Habaryoonis kula hadlo waxa aan ka codsanayaa in degmooyink aad bixinayso ay Baalli dhaye ay noqoto ta ugu horreysa, waayo Beeshaasi waa beel culus oo illaa Indian Ocean-ka ku dhow tirro ahaan, markaa waxa aad noqonaysaa nin Hiil faro badan leh, haddii aad iyagana wax u qabato waxay noo noqonaysaa in aanu noqono walaalo ku jecel oo meel ka soo wada jeeda, waxaad ii sheegtay in aad wakhti siisayso Beesha Habar jecelo, oo aad la fadhiisanayso, taasna waa ugu hambalyeynayaa"

Loading...
Loading...