Sanad Ka Bacdi Waxaan Filaaa In Si Weyn Laygu Garaabi Doono.

0
Tuesday November 24, 2020 - 09:36:21 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1056
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sanad Ka Bacdi Waxaan Filaaa In Si Weyn Laygu Garaabi Doono.

    "Allow wakhtigu may furay markhaatiga".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Allow wakhtigu may furay markhaatiga".

Shalay oo kale' 23kii bishii Nomeber 2019kii, ayaan sheegay gabi ahaanba in uu meesha ka baxay doorkii Mucaarideed ee Xisbiga Waddani.


Tiibaa si cad u muuqata maanta majirto mucaarid si adag u waajihi kara Biixi iyo Xukuumadiisa oo aan "Irbad Dun galin". Muddo 4sanno, waxaanad moodaa siyaasad ahaan Labada Xisbi Mucaarid in ay isku eekaadeen' kaliya aya ku kala duwan yihiin ashqaasta iyo Magacyada.



Waa mihiim in laga shaqeeyo doorkii furista Ururada si loo helo Xisbiyo la tartami kara Kulmiye.


Sidaa waxaa Facebokiisa ku qoray siyaasi Nuuradiin diini .


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...