Golaha Guurtidda Somaliland Oo Loo Qaybiyay Ajandaha Kalfadhiga 73aad

0
Sunday November 22, 2020 - 16:20:49 in News by A. Asbaro
  • Visits: 646
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Guurtidda Somaliland Oo Loo Qaybiyay Ajandaha Kalfadhiga 73aad

    Hargeisa(HWN):-Golaha Guurtidda oo maanta yeeshay fadhigii ugu horreeyay ee kalfadhiga 73aad,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(HWN):-Golaha Guurtidda oo maanta yeeshay fadhigii ugu horreeyay ee kalfadhiga 73aad,


Hargeisa(HWN):-Golaha Guurtidda oo maanta yeeshay fadhigii ugu horreeyay ee kalfadhiga 73aad, isla markaanna uu guddoominaayay Guddoomiyaha golahaas Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa waxa Mudaneyaasha guurtidda loo qaybiyay Ajandaha kalfadhigaasi.



Ajandaha loo qaybiyey Xildhibaannada golaha guurtidda Somaliland waxa uu ka koobban yahay 11 Qoddob, kuwaasoo ay ka mid yihiin Warbixinta Shirguddoonka, Warbixinta guddida joogtadda ah, Arrimaha taaggan, Nabadgelyadda, Deegaanka, Dhaqaalaha iyo Ansixinta Xeerarka golaha hor yaalla iyo kuwa uga soo gudbay golaha Wakiillada.



Loading...
Loading...