War Deg Deg Ah:-Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0
Wednesday November 18, 2020 - 14:57:15 in News by
  • Visits: 2430
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

    War Deg Deg Ah:-Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Hargeysa(HWN):-Alle haw naxariistee raysal wasaarihii hore ee soomaaliya Cumar Carte Qaalib ayaa goor dhawayd ku geeriyooday magaalada Hargeysa ee caasimada somaliland.


alle haw naxariistee Cumar Carte Qaalib ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey ku xanuusanayey magaalada Hargeysa oo uu mudooyinkii ugu dambeeyey ku noolaa ka dib markii uu ka soo laabtay soomaaliya.

 marxuun Cumar Carte Qaalib ayaa raysal wasaare ka soo nqoday soomaaliya ka dib dhicitaankii dawlada Siyaad Bare isaga oo ka horna ahaa wasiirka arimaha dibada ee soomaaliya.
Image may contain: 1 person
Loading...
Loading...