Laba Qof oo Ku Dhintay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Degmada Sheekh

0
Wednesday November 18, 2020 - 09:15:24 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Qof oo Ku Dhintay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Degmada Sheekh

    "saddex qof ayaa la dhigay Cisbitaalka degmada Sheekh"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"saddex qof ayaa la dhigay Cisbitaalka degmada Sheekh"

Hargaysa (HWN) Alle ha u naxariitee waxa shil Baabuur oo ka dhacay dawga degmada Sheekh ee gobolka Saaxil ku geeriyooday laba qof, halka Sagaal qof oo kalena ay ka soo gaadheen dhaawacyo kala duwani.

Gaadhigan shilka galay oo ku gadoomay dawga Sheekh ayaa waxa lahayd shirkadda Basaska ee Safar-same.

 

saddex qof ayaa la dhigay Cisbitaalka degmada Sheekh si loogu dabeebo ugana helaan daryeel Caafimaad halka lixda kalena la dhigay Cisbitaalka magaalada Burco kuwaas oo la sheegay in xaaladdoodu culus tahay.


Loading...
Loading...