Goolhayihii Xulka Gobolka Sool Oo Xaalad Caafimaad Loogu Qaaday Dalka Ethiopia

0
Tuesday November 17, 2020 - 17:07:35 in News by A. Asbaro
  • Visits: 3211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goolhayihii Xulka Gobolka Sool Oo Xaalad Caafimaad Loogu Qaaday Dalka Ethiopia

    Goolhayihii Xulka Gobolka Sool Oo Xaalad Caafimaad Loogu Qaaday Dalka Ethiopia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goolhayihii Xulka Gobolka Sool Oo Xaalad Caafimaad Loogu Qaaday Dalka Ethiopia

Hargeisa(HWN):-Goolhayihii Xulka gobolka SOOL Yuusuf Yacquub oo loo yaqaanno Yuusuf Lambaasa ayaa loo qaadday dalka Ethiopia, kadib markii uu dhaawac ka soo gaadhay Madaxa ciyaartii u danbaysay ee ay la yeesheen gobolka Daadmadheedh.



Goolhaye Yuusuf Lambaasa ayaa intii hore Xaaladdiisa Caafimaad lagu dabiibaayay Cusbitaalka Haldoor ee Caasimadda Hargeisa, balse Dhakhaatiirta Cusbitaalkaasi waxa ay soo jeeddiyeen in loo qaaddo dalka Ethiopia, halkaas oo ay sheegeen in wax lagaga qaban karo Xaaladdiisa Caafimaad.

Wasiirka Wasaaradda dhallinayada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mirre ayaa hore u sheegay in Xukuumaddu ay dhabarka u ridatay xaaladda Caafimaad ee Yuusuf.


Loading...
Loading...