Dherigii Budka U Duday, Jigjiga Ka Dhigan.

0
Tuesday November 17, 2020 - 09:28:38 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dherigii Budka U Duday, Jigjiga Ka Dhigan.

    W/Q: ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B] TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.

 

SHEEKABA SHEEKAY KEENTAAYE’BERGII HARGEYSA AY DUQEEYEN,

DIYAARADIHII HABASHIDU WAA 64KII,AYAA REER BURCO LAGU DICAAYADIN JIRAY,

WAAR DIYAARADAHA XABASHIDU MAXAY NOO DUQAYN WAAYEEN MIYAANAN GOBOL AHAYN?

 IMAKA WAXA KA DHIGAN JIGJIGA OO LEH MAXAY TEGREGO,NOOGU SOO TUURIWAYEN GANTAALADA,

AY KILILADA KALE IYO ERATERIYA KU GARAACAYAAN,MIYAANAAN ANAGUBA CADAW U AHAYN.

 WAAR CAGA DHIGATA OO HA U YEEDHANINA BELAAYO,AAN IDIIN DHAWAYN.

XABASHIYI IYADAA ISKA KIIN XIGTA.

                       ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.           
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...