'' Wake up Somaliland ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje
Sanadkan 2020 ayaa
dagaal uu soo qaaday wadankii ay ka go'een ee Azerbajan waxaa laggu muquuniyey
xoog ciidan , hadeerna Jamuuriyadii Nogorno-kabarakh oo iyadu isu taqaanay
Artsakh waxaa gacanta ku haysa Azerbajaan .
Dhinaca kale ,
Ismaamul goboleedkii Tigre waxaa guluf wayn ku qaadey xukuumadii dhexe ee
Itoobiya , waxaanu isku difaacey cudud ciidan , ila hadeerna waa la dhaqaajin
kari laayahay .
Sidaa markay tahay , Somaliland oo aaney weli geesna u kala dhicin Soomaaliya , wada hadaladdii socdayna ay fashilmeen , wada hadal kasta oo dhex maraana uu fashil ku danbayn doono , waxaa la gudboon in ay si buuxda ugu diyaar garowdo wajig labaad ee masrax ciyaareedka Mogdisho dhex mari karra oo ah ciyaar Classico ah oo la midda ta imika ka soto Itoobiya .
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!