"Tvgii Qaranka Oo Noqday Xero Caruureed" W/Q: Ahmed jaamac

0
Friday November 13, 2020 - 16:15:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 984
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Tvgii Qaranka Oo Noqday Xero Caruureed" W/Q: Ahmed jaamac

    Waxaan salaamayaa dhamaan reer somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan salaamayaa dhamaan reer somaliland

intaa kadib

beryahan waxa dadku la yaabanaayeen tvgii qaranka ahaa oo maalin ba wax lala yaabo lasoo baxaya hadaba tii udanbaysay waxa ay soo baxaday tartankii ciyaaraha somaliland oo aad moodo in uu tvigu colaad gaara u hayo gobolka togdheer iyada oo tiraba laba jeer ay loogada ama astaanta gobolka bedeleen oo waliba sawiro cay iyo aflagaado ah ku bedalay



taas oo muujinaysa halka uu marayo dalku iyo maamul ku sheega ka jira

wasiirka maamula waa iska magac cuyaal wax uu arinkaa ka ogyahay ama xataa uu ka qaban karo ma jirto arintaa waxa ka danbeeya yaryarka wasaarada iska yeeshay iminkana isuba arka in ay dalka daaha dabadiisa ka maamulaan (heego group)


hadaba waxa ay sumcada yar ee hadiiba ay hadhay ka dilyasaa dalaka iyo maamulka xaajiga meesha fadhiya.


W/Q: Ahmed jaamac

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...