Hamabalyo Maherwacan Oo Ku Socota Yaxye Cabdullaahi Maxamed iyo marwo Hibo Axmed Cabdillaahi
Hambalyo, Hambalyo Meher
Ehelada hambalyada iyo ducadaba u dirayaana waxay kala yihiin:
Waxayna waalidiinta iyo walaalaha korka ku xusani Ilaahay uga
baryayaan qoyskan cusub, in uu ka dhigo kuwii kala hela ubad khayr qaba
oo
diinta iyo dalkaba anfaca.Waxa kala oo ay Eebbe uga baryayaan, in ay noloshooda ku dhammaystaan bashbash iyo barwaaqo.
Allahayoow Aamiin
Dhammaanba akhyaarta iyo qoysaska hoosta ku qoran oo kala jooga waddanka
Somaliland iyo dibadiisuba waxay hambalyo iyo ducaba u dirayaan:
Mudane Yaxye Cabdullaahi Maxamed iyo marwo Hibo Axmed Cabdillaahi oo
meherkoodu shalay ka dhacay caasimadda Somaliland ee
Hargeysa.
- Reer Cabdullaahi Maxamed Cumar
- Reer Axmed Cabdullaahi
- Reer Maxamuud Aadanmaal Cumar
- Reer Faysal Maxamed Cumar
- Reer Yuusuf Axmed Maxamed
- Reer Cabdullaahi Axmed Xuseen
- Reer Maxamed Axmednuur Cumar
- Iyo ehelo iyo Asaxaab kale oo aad u farabadan
Allahayoow Aamiin
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...