Isu Ekaansha Taraam iyo Muuse Biixe...W/Q Siciid Buraale

0
Tuesday November 10, 2020 - 23:58:27 in Articles by
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isu Ekaansha Taraam iyo Muuse Biixe...W/Q Siciid Buraale

    Isu Ekaansha Taraam iyo Muuse Biixe...W/Q Siciid Buraale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isu Ekaansha Taraam iyo Muuse Biixe...W/Q Siciid Buraale


- Doorashadii uu ku soo baxay Taraam, waxa qayb weyn ka qaadatay cunsuriyaddii midabka ku salaysnayd oo la dhaqdhaqaajiyey.


- Doorashadii uu m.ne Muuse ku soo baxay, waxa si weyn u hawlgashay qabyaaladda oo qayb weyn ku yeelatay soo bixitaankiisii.

- Doorashadii Taraam uu ku soo baxay, waxa dalkii Maraykan galisay qobqob cunsuriyeysan.
- Doorashadii madaxweyne Muuse uu ku soo baxay, waxa ay dalkii Soomaaliland galisay qobqob qabyaalad ku salaysan oo labadii sanno ee hore la la dhutinayey.

- Xisbigii Jamhuuriga ee Taraam ka soo baxay oo gudihiisu aan ka badbaadin qobqob iyo ka la qaybsan.

- Xisbigii Kulmiye ee Madaxweyne Muuse ka soo baxay oo aan ka badbaadin qobqob iyo kala tag, xubno xilal sare ka hayeyna ay ka dareereen.

- Adadayg iyo qalafsanaan, talo qadaasho la'aan baa Taraam ka mid ah habdhaqankiisa qofeed iyo higaamineed muddo xileedkiisii.

- Adadayg, iyo qallafsanaaan baa Madaxweyne Muuse lagu sheegaa, iyo talo qaadasho la'aan. Waxa ay ka mid yihiin habdhaqankiisa qofeed iyo hogaamineed.

- Madaxweyne Taraam waa ganacsade adduun badan haysta.

- Madaxweyne Muuse waa ganacsade baloodho, geel badan, iyo hanti badanoo kale ba la sheego inuu haysto.

- Taraam wuxuu mar labaad u tartamay muddo xileed kale, ma se helin.

- Madaxweyne Muuse wuxuu u tartami doonaa muddo xileedkiisa labaad saadaashu se inay noqo ta Taraam oo kale waa mid la filankaro.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...