Ganaaxa Togdheer la ganaaxay labba sababoodba sax uma noqon karo..W/Q Guuleed Maxamed Ismaaciil
Ganaaxa Togdheer la ganaaxay labba sababoodba sax uma noqon karo..W/Q Guuleed Maxamed Ismaaciil
1. Kooxda, ciyaartoyga ama garsoorka la ganaaxayo waxa xaq u leh inay ganaaxaan Xidhiidhka kubadda cagta ee dalkaasi leeyahay , inagana sida warqadan ka muuqata xidhiidhka laftiisii ayaaba ogg la siiyey oo aan wax gacan ah ku lahayn maamulida tartanka goboladda.
2. Qodobka labbaad ayaa ah inaan la shaacin wax dambi ah oo ay garoonka ka dhex sameeyeen kooxdii Togdheer inta la oggyahay waxaan ka ahayn kutiri-kutayn dadku isla dhex marayeen oo aan cadayna loo hayn iyo sidoo kale qodob sharci ah oo ay jabiyeen oo la sheegayna ma jiro.
Hadaba waxa ay qodobaddaasi muijinayaan in dadka gacanta ku haya ciyaaraha Somaliland
Aanay ahayn dad aqoon u leh ciyaaraha , fahamka ay ka haystaan ciyaaruhuna yahay mid aad u hooseeya.
Maahmaah Soomaalyeed baa tiraahda
"Xaajo nimaan garanayn indhuhuu ka ridaa."
Waxa Qoray: Guuleed Maxamed Ismaaciil
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...