Mudaharaad Lagaga Soo Horjeeddo Aflagaadadii Nebbi Muxamed Oo Ka Dhacay Xaafadda Sheekh Cumar

0
Saturday October 31, 2020 - 16:38:05 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1168
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudaharaad Lagaga Soo Horjeeddo Aflagaadadii Nebbi Muxamed Oo Ka Dhacay Xaafadda Sheekh Cumar

    Mudaharaad Lagaga Soo Horjeeddo Aflagaadadii Nebbi Muxamed Oo Ka Dhacay Xaafadda Sheekh Cumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudaharaad Lagaga Soo Horjeeddo Aflagaadadii Nebbi Muxamed Oo Ka Dhacay Xaafadda Sheekh Cumar

Hargeisa(HWN)Markii laga soo baxay salaadii casar, waxaa xaafada Sheekh Cumar ee dhanka koonfureed ee magaalada Hargeysa, gil-gilay bannaanbax aad u balaadhan, kaas oo ay dhigayeen bulshada degan xaafadaasi.



Bannaanbaxan ayaa lagaga soo horjeeday aflagaadadii madaxweynaha Faransiisku u geystay Nebiga Maxamed (NNKH)

Haddaba, dadkii ka qayb qaadanayay bannaan-baxan ayaa iyaga oo cadhaysan waxaa ay ku dhawaaqayeen erayo ka dhan ah Madaxweynaha Faransiiska.
Bulshadii kala duwaneyd ee ka qayb qaadanayay bannaanbaxan ayaa si kulul uga hadlay aflagaadadii loo geystay Nebigeena.(NNKH)

Qaybo badan oo ka mida caalamul Islaam, gaar ahaan Somaliland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka dhacayay dibad-baxyo balaadhan oo lagaga soo horjeedo aflagaadadii Madaxweynaha Faransiisku kula dul dhacay Nebbigeenna Suubban (SCW).

Loading...
Loading...