Muwaadiniin Soomaali Ah Oo Dil Iyo Dhaawac Loogu Geystay Dal Ka Tirsan Afrika

0
Saturday October 31, 2020 - 10:22:08 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muwaadiniin Soomaali Ah Oo Dil Iyo Dhaawac Loogu Geystay Dal Ka Tirsan Afrika

    Labada Marxuum ayaa waxaa magacyadooda lagu soo koobay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labada Marxuum ayaa waxaa magacyadooda lagu soo koobay




Kooxo burcad Afrikaan ah ayaa lagu soo warramayaa inay weerar ku qaadeen goobo ganacsi oo ay Soomaali ku leedahay deegaanka Cosmos oo ka tirsan Johannesburg.

 

Kooxda Burcad ah ayaa dilaylabo muwaadin oo Soomaali ah, waxaana ay sidoo kale boobeen hantidii taallay dukamada.

 

 

Labada Marxuum ayaa waxaa magacyadooda lagu soo koobay Cabdisalaan Axmed iyo Qeys, iyada oo ka wada shaqeynayey dukaanka lagu weeraray.

 

Mid kamid ah Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in ragga dilka u geystay Muwaadinka Soomaaliyeed ay goobta ka baxsadeen,isla markaana ay iyaga goobta ka qaadeen meydka marxuumka.

 

Dalka Koomfur Afrika ayaa waxaa sanad walba si bareer ah loogu dilaa Soomaalida ku Ganacsatada, waxaana todobaadkii hore ay aheyd markii muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay Gudaha dalkaas mid kalena lagu dhaawacay.


Loading...
Loading...