France Dhib Ayaa Haysta Bagga W/Q Mohamed Aden Hassan.

0
Tuesday October 27, 2020 - 18:17:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    France Dhib Ayaa Haysta Bagga W/Q Mohamed Aden Hassan.

    Maxaa qabsaday dalkii france?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa qabsaday dalkii france?

France waa dalka dadka ugu badan e muslimiin ah ay ku noolyihin Qaarada Europe cilmi baadhis ay samaysay PEW Research center ayay ku qimaysay dad dhan 5,760,999 waxayna percentage ahaan yihin 10%.

Hadaba waxa ka socda sida aan la wada socono olole islaam nacayb ah isla markaana meel xun gaadhay taas o innaga qusbaysa in aan ficil adag ka bixino.

 

Maxaa qabsaday dalkii france?

 

Waxa helay caridaad xogan o uga timi muslimiinta meel walba ay joogan taas o france dunida ku soo jeedisay isla markaana ka dhigtay dal dadka islaamka ah neceb.

 

Madaxwaynaha Geesiga ah e erdogan ayaa si adag ula hadlay ninka madaxwaynha ka ah isla markaana ku tulmamay qof maskax ahaan jiran isla markana so jeediyay in alabaha dalkaas soo saaro aan la iibsan sido kale raysalwasaraha geesiga ah e imran khan ayaa isna si adag ula hadlay isla markaana dalka France u yeedhay safiirkoda u fadhiya dalka Pakistan e caasimada Islamabad isla markana laga dalbaday sharaxaad dheerada arintan ugubka ah.

Dawladaha GCC ,masar, morocco, Indonesia iyo Afghanistan iyo dalal kale o muslim ah ayaa ka hadlay.

Jamacada Qatar university ayaa gabi ahaanba joojisay bandhiga Qatar france relation.

Sido kale dalka Kuwait ,Qatar turkiga iyo dawlado kale o islaam ah ayaa qaadacay alabaha lagu sameeyo dalkan France.

Shirkadaha Al meera consumer goods company iyo Qatari joint stock company  ayaa iyana mamnucay alabaha dalkaas lagu sameeyo.

 

France muxu ku sugan yahay hadda?

 

Waxa u ku sugan yahay dalkaas hadda cidhiidhi dhinac walba ah iyo cunaqabatayn wakhtigeedi timi dhaqalihi o cidhiidhi galay iyo muslimka dalka ku nool oo aad u kacay.

 

Talo:

Innagana waa in hadii alaabo inago timaada jirtaa waa in aynu qaadacna waa in aynu ka sameena maqaalo waawayn si ay dadkeena o aad u baraargsan si ay marba xaal halku marayo ay ula socdaan.

 

Mar walba muslimka guul insha allah.

TWITTER:     HON Mohamed Aden Hassan

            Email:          [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...