'' La Soco Aduunka , China Oo Qabsadey Nepal ''.

0
Monday October 26, 2020 - 09:53:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1064
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' La Soco Aduunka , China Oo Qabsadey Nepal ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Sidda ay ku warantay xukuumadda wadanka Nepal oo ku taala buuralayda Himlaya , Wadanka Chine ayaa qabsadey dhul cabirkiisu yahay 1500 km sq oo ka tirsan Degmadda Dolkhin ee wadanka Nepal ,  taasoo laggu sheegey in shiinuhu doonayo in uu dhul balaadhsi ku sameeyo jiidaas .



Wadanka Shiinaha iyo Hindiya ayaa qudhoodu baryahaba isku horfadhiya xuduudka u dhaxeeya iyadoo midiba ku eedaynayo in uu ka kale kusoo xag gudbay .


Dhinaca kale , Ruushka ayaa la wareegey Kareemiya oo ka tirsan wadanka Yukrayn ,  Azerbajana waxay la wareegtay  gobolkii Nogorno karabakh oo horre gacanteeda uga maqnaa intaas oo dhana Qaramadda Midoobay way daawanaysaa wax talaabo ahna may qaadin .


Sidaa markay tahay , waxaa muuqata in Xahdigii Qaramadda midoobay meesha kasii baxayo sidii ururkii isaga ka horeeyey ee la odhan jirey ururka Umadaha .

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...