Maamulka Hir-Shabeelle oo Gudbiyay Xubnaha ku matalaya Guddiga doorashooyinka

0
Sunday October 25, 2020 - 08:45:45 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 608
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Hir-Shabeelle oo Gudbiyay Xubnaha ku matalaya Guddiga doorashooyinka

    Madaxda maamul Goboleedyada, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda maamul Goboleedyada, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland




Madaxweynaha dolwad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha Hirshabeelle ugu metelaya Guddiga Doorashada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka.

 

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa Guddiga Doorashada Heer Federaal ugu magacaabay laba xubnood, kuwaasi oo kala ah Cabdinaasir Maxamed Guuleed iyo Maxamed Maxamuud Caddow.

 

Sidoo kale Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Farxiyo Maxamed Guuleed iyo Liibaan Cusmaan Nuur u magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo horey Madaxda dowladda iyo maamul Gobooleedyada ugu heshiiyeen.

Madaxda maamul Goboleedyada, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland ayaa horey u soo gudbiyay xubnaha xubnaha ku metelaya Guddiga Doorashada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka, waxaana harsaneyd Hirshabeelle oo ugu dambeyn soo magacaawday.



Loading...
Loading...