Waa Maxay Shuruuda Lagu Xidhaa

0
Tuesday September 22, 2020 - 10:43:39 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 837
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Maxay Shuruuda Lagu Xidhaa

    W/Q: Guuleed liibaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Guuleed liibaan

Waa maxay shuruuda lagu xidhaa  

21 / 9 / 2020  

Keene iyo kordhiye  

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib maxaad ka taqaanaa shuruudaha  

Lagu xidho qofka muusa wasiir  udoonta.  

Kordhiye . saaxiib wax aad aragtay ayaad doonaysaa inaan kuu kordhiyee  

Hadaba saaxiib shuruuda lagu xidho wasiirka ina biixi waxa weeye  

Inuu miisaaniyadda wsaaradiisa ku daro horumarinta gebiilay iyo  

Inta hoos timaada  

Iyagana waax uu kula balamay inay warbaahinta adeegsadaan  

Iayagoo mashaariicda eexashada loogu sameeyo ku sheegaya  

Inay iyagu isku tashadeen oo dadweynuhu iska ururiyaan  

Yacnii dadkoodaa  dadka kale ka fariidsan  

 

Waxa loo sheegay in shantaa sannadoo iyo iyo intii kale la kordhin  

Karaba aa ka faaiidaysataan waa fursad qaaliya yay idin dhaafin  

Laakiin waxaanay ogayn in waxani xaaraan yihiin aakhirkana wax yeelo  

Badani ka soo gaadhi doonto oo aan immika umuuqan.  

 

Guuleed liibaan    [email protected]  


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...