Ninka Hela Guddoomiyaha Kulmiye Ma Jannuu Galay?
W/Q: Ibrahim Hassan Gagale
#From Aun Mooge to Aun Boodhari: Jannadi ma hurudaa? Hablo Xuural Cayni sow kuuma heesaan? Wixii aad la haysaba hoo kuma yidhaahdaan.
———————————————————————-
#Aren’t you asleep in Paradise? Don’t virgins of Paradise sing for you? And say to you: "Have whatever you desire?)
———————————————————————-
#Kursigii ma haysaa, geenyaha Hargeisa sow kuuma heesaan, Wixii aad la haysaba hoo kuma yidhaahdaan.
———————————————————————
Ibrahim Hassan Gagale
September 10, 2020
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...