Labada Askari & Burburka Kulmiye

0
Monday September 07, 2020 - 09:47:04 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Labada Askari & Burburka Kulmiye

    W/Q: Abdi Ahmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Abdi Ahmed


waxaan salaamayaa dhamaan reer Somaliland

intaa kadib

waxaa beryahan muuqatay in khilaaf sii xoogaysanaya kaas oo labada askari ee uu xisbiga u hadhay aanay umuuqan in ay xalin karin



Hadaba waxa ay u egtahay in xisbigii kulmiye intii kale ay ka guuri doonaan oo xibigaas Iyo muuse loo kala tegi doono


siyaasiyiin uu maxamuud xaashi ku jiro ay kadareeri doonaan dhowaan halkaas oo taageeradii kulmiye kusoo uruuri doonto muuse iyo deegaankiisa


markaas wayno eegi doonaa waxa kasoo baxa howlahaa socda.


W/Q: Abdi Ahmed

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...