Baaritaano ku aadan sidda Maxaabiista hubka loogu gacan galiyay oo bilowday

0
Tuesday August 11, 2020 - 09:03:38 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 986
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaritaano ku aadan sidda Maxaabiista hubka loogu gacan galiyay oo bilowday

    Wasiirka oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in ciidamada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in ciidamada




Sii haya Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in ay baaritaan dheeraad ah ku sameyn doonaan sababtii ka dambeysay weerarkii shalay ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar.

 

Wasiirka oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in ciidamada ay nolosha ku qabteen lix ka mid ah kuwii Shalay falalka amni darro ka geystay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar kuwaasi oo sida uu sheegay baaritaan lagu samayn doono

 

Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa tilmaamay in Bulshada Soomaaliyeed ay la wadaagi doonaan baaritaannada socda wixii ka soo baxa waxaana uu ciidanka kula dar daarmay in ay si hufan u gutaan waajibaadka loo igmaday.


Loading...
Loading...