Hambalyada Hargeisiyo Halyeygaw Sharaxan

0
Monday August 10, 2020 - 10:22:55 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 782
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyada Hargeisiyo Halyeygaw Sharaxan

    Ismail .A.Handuleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail .A.Handuleh

BISMILAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (SCWB).

SALAAN KHAAS AHNA B/H IYO AKHRISTAYASHEEDA.




HARGEISA HIIL BAY RABTA,

HOGAAN ADAG U DOORTA,

MID LA HUBAYNU HAYNAA,

HAYBNA AAN KU IMANAYN.

HORORADII HOREE GUBAY,

HEERYADODI TUURNAYOO,

HALYEYA NAFTA U HURAYE,

HALGANAN  HUBAYSNAYN,

HALA HALA HA LOO GALO,

HORMOD QAAR LA MODO,

HAGRADAYO HAGAAS.SHO,

WELI HAAKAH MAY ODHAN,

     ISMAIL .A.HANDULEH

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...