Wasiirkii hore Arimaha Gudaha Oo Hal Arin Uga Digay Villa Somalia

0
Saturday August 08, 2020 - 20:33:15 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii hore Arimaha Gudaha Oo Hal Arin Uga Digay Villa Somalia

    Waxaa ugu muhiimsanaa oo aan goobta ka sheegay in "Xisbiyada siyaadeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa ugu muhiimsanaa oo aan goobta ka sheegay in "Xisbiyada siyaadeed


C/raxmaan Odawaa oo baaq nabadeed ka soo saaray dagaalka ...

Wasiirkii hore Ee Arimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odawaa ayaa mar kale ku celiyey in Villa Soomaaliya aysan ku riyoon Muddo kororsi oo aan la aqbali doonin qorshaha ay damacsan tahay.

Xildhibaan Odawaa ayaa maanta goob joog ka noqday Khudbadna ka jeediyey Dood cilmiyeed Arimaha Doorashooyinka looga hadlayey isagoo sheegay in fikirkiisa wixii uu aaminsanaa soo bandhigay.

Waxaan maanta ka qayb galay dood cilmiyeed looga hadlaayay arimaha xisbiyada iyo doorashooyinka qaranka.

Waxaa ugu muhiimsanaa oo aan goobta ka sheegay in "Xisbiyada siyaadeed aan la gaarin xilli la dhaliilo waxaa la dhaliili karaa marka diiwangalintooda dhammeystiran tahay budget loo qoondeeyo oo ay doorasho galaan, mar iyo laba galaan ayaa la ogaan karaa in ay fiican yihiin iyo in kale”

Sidoo kale waxaan sheegay in doorashadu ku dhacdo waqtigeeda oo aan la isku dayin muddo kororsi.

Dhuusamareeb 3 waa in ay ka soo baxdaa qaab doorasho heshiis lagu yahay.

Ugu danbeyn in la qaban waayo doorasho qof iyo cod ah waxaa iska leh Madaxweyne Farmaajo iyo Xukumaddii kalsoonida lagala noqday.


Loading...
Loading...